Xaalad bani’aadannimo oo ka taagan Baardheere iyo wafdi ka socda Alraxma oo gaaray halkaasi

Baardheere

Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo waxaa ka jira Xaalad bani’aadannimo taas oo timid kadib markii roobab wata daadad xoog badan ay ka da’een magaaladaas ee agagaarkeeda kuwaas oo sababay Dhimasho iyo burbur hantiyadeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.