Daawo:Maamul Degmada Caabduwaaq oo Ka Hadlay Dab Xalay ka kacay degmadaas

Muxiyadiin

Guddoomiyaha degmadda Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud Muxyadiin Aadan Wali ayaa ka hadlay dab xalay ka kacay degmada oo Sababay Qasaaro isugu jira dhimasho, dhaawac iyo Burbur hantiyadeed.

Gudoomiye Muxyadiin uu weheliyo Taliye kuxigeenka Booliiska Caabudwaaq Cabdi Shukri Cawil Isxaaq ayaa kormeer kutagay afar kamid ah goobaha caafimaadka ee degmadda oo lagu dabiibayay xaaladdooda 10 qof oo ku dhaawacantay Dabkii ka kacay caawa magaalada Caabudwaaq.

Wiil iyo Aabihiis ayaa kamida dadkii u dhintay dabkii xalay ka kacay magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.