Safiir Tarsan oo ka hadlay deeq gargaar daawa ah oo ay ku wareejiyeen dowladda soomaaliya.

tarsan

Safiirka Soomaaliya u fadhiya ee dalka Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa ka hadlay deeq gar-gaar daawa ah oo ay ku wareejiyeen dowladda soomaaliya taas oo ay ku deeqeen Jaaliyada Soomaaliya ee Dalka Kenya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.