Dhageyso:Sanbaloolshe oo dhaliilay Qaabka loola dagaalamayo Al-Shabaab

Sanbalooshe

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay qorshaynayso wejiga labaad ee guluf lagu qaado maleeshiyada Al-Shabaab.

Mas’uuliyiin ka tirsan dawladda ayaa sheegay inay gulufkan ka qayb-galayaan ciidamada dawladda iyo dadka deegaanka.

Sidoo kale waxaa mas’uuliyiinta dawladdu xaqiijiyeen in waddamada xuduudda la leh Soomnaaliya ay ciidamo usoo dirayaan saacida kuwa dawladda.

Wariyaha Voa Soomaaliya Haaruun Macruuf ayaa weydiiyey Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe waxyaabaha uu ku dhaliilayo dagaalka alshabaab lagula jiro.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.