Daawo:Goobaha Lagu Tunto ee Magaalada Muqdisho oo La Xirayo

jimcaale

Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka warbixiyay shabakad ka ganacsata Maandooriyaha oo lagu soo qabtay howlgal ka dhacay duleeedka Muqdisho, iyo inay xirayaan Goobaha lagu tunto ee Magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.