Daawo:Somaliland oo Sheegtay inay qaadayaan dagaal kadib Qasaaro xoogan oo Loogaystay Maanta

muse

Taliska ciidamada Soomaaliland ayaa waxay ka warbixiyeen dagaal maanta iyaga iyo Ciidamada SSC ku dhexmaray Deegaanka Goojacade oo ah duleedka Magaalada Laascaanood, kaas oo Ciiadmada Somaliland looga qabsaday gadiid dagaal.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.