Xukuumada Soomaaliya oo Waxqabadkeedii Noqday in Dalka laga Joojiyo Mooto Bajaajka

xamze

Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo  uu shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa lagu ansixiyey Qaraarka Nidaaminta Gaadiidka Mootooyinka Bajaajta oo dhawaan ay horgeyeen  guddiga gaadiidka Bajaajta daraasada xal loogu halayo amniga iyo nabad galyada daraawalada Bajaajta.

Qaraarka oo ka kooban shan qodob  ayaa waxaa maanta ansixiyay golaha wasiirrada xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.