Daawo:Qaar kamida Xildhibaanada oo Ka horyimid Gudiga Sacdiyo Firibi Magacowday

sacdiyofirinbi

Gudoomiye ku xigeenka Kowaad ee Golaha shacabka BJFS Sacdiyo Yaasiin Samatar “Sacdiyo Firinbi” ayaa Magacowday Gudi ka kooban 10 Xildhibaan oo warbixin kasoo Diyaarin doona Soo jeedin ama Mooshin ku saabsan wax ka bedal Dastuurka kmg ah.

Gudiga ay Magacowday Sacdiyo Firinbi ayaa waxay ku saabsan yihiin sidii Goalaha Shacabka iyo Madaxwaynaha Mudo xiloodkooda looga dhigi lahaa Shan Sano.

Xildhibaan Yuusuf Xuseen Axmed (Gama’diid) ayaa waxuu sheegay Sidaan “Maanta oo aan ognahay dalka meesha uu maraayo in ladhaho mudada aan kororsano,iyadoo hey’adihii dowliga ahaa uusan sanad udhamaan waa foolxumo”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.