Daawo:Khasaaro Ka dhashay Dab ka kacay Mall ku yaalla Magaalada Muqdisho

dab

Dab khasaaro xoogan geystay ayaa waxaa xalay ka kacay Mall ku yaalla isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho.

Dabka ayaa qasaaro u gaystay goobo Ganacsi oo ku dhex yaallay Mallka, oo ay lahaayeen dad Ganacsato, waxaana lagu guulaystay in la damiyo dabkaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.