Farmaajo iyo Xasan Sheekh oo Dooxa ku yeeshay kulan looga hadlay Jubbaland iyo dagaalka Shabab

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmay magaalada Dooxa ee dalka Qatar Madaxweynihii hore ee dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa la wadaagay Madaxweynihii hore ee dalka, dedaallada dowladdu ay ku bixinayso xoreynta dalka iyo halganka ciidamada iyo shacabka Soomaaliyeed ay ku jiraan ee Khawaarijta Al-shabaab lagu cirib tirayo.

Dhanka jale Madaxwayne Xasan iyo Farmaajo ayaa kawada hadlay safarkii madaxwayne Farmaajo ku tagay Kismaayo iyo sidii loo xalin lahaa khilaagka ka jira jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.