Sawiro:Guddiga Difaaca Golaha Shacabka BFS oo la kulmay Wasiirka Gaashaandhigga iyo Odawaa

wasiir

Guddiga Difaaca Golaha Shacabka BFS ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Wasaarada Gaashaandhigga XFS mudane, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo Taliyaha Ciidanka xooga dalka General, Odawaa Yuusuf Raage oo uu guddigu su’aalo ka weydiiyay Shaqada ay Qaranka ugu xilsaaran yihiin.

Kulanka oo uu shir guddoomiyey Guddoomiyaha Guddiga Difaaca Mudane, Yuusuf Geelle Ugaas ayaa Ajandaha waxaa ka mid ahaa kawarbixinta Istaraarijiyadda Wasaarada, ka warbixinta qaab dhismeedka Amniga Qaranka, Qorshaha Hawlgallada ladagaalanka Khawaariijta, Warbixin ku saabsan guulahii hawlgalada Ciidanka Xoogga Dalka gaareen, caqabadaha taagan iyo qodobo kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.