Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2023

diyaarad

Daawo:Dowladda Soomaaliya oo saanad ciidan kala wareegtay Maraykanka

28th February 2023 admin 0

 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta saabad ciidan oo muhiim u ah dagaalka ka dhanka ah kooxaha Khawaarijta ee Al-shabaab. Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed […]

muse

Dhageyso:Isbitaalka Magaalada Laascaanood oo Muuse Biixi madaafiic ku Garaacay

28th February 2023 admin 0

Dhowr madfac ayaa maanta ku dhacay cisbitaalka guud ee magaalada Laasacaanood, xilli bannaanka magaalada ay ku dagaallamayaan Ciidamada Taliska Muuse Biixi Ciidamada deegaanka SSC. Muuqaallo […]

dagaal

Daawo:Iska hor imaadkii Muqdisho ka dhacay oo Sababay Khaaro Badan

28th February 2023 admin 0

Dagaal xooggan oo mudd socday ayaa xalay ka dhacay isgooska Siinay ee  Magaaladda Muqdisho. Dagaalka ayaa u dhaxeeyay ciidamo isugu jiray nabad sugid iyo booliis […]

Xasansheelh

Mohamud of Somalia Dismantles Last Units of Somali National Army

28th February 2023 admin 0

Hassan Sheikh Mohamud returned to Villa Somalia, the Somalia Presidential Palace, on May 15th, 2022, for a second nonconsecutive stint. He immediately embarked on a […]

duniyo

Daawo:Xildhibaanad Duniya Sheikh Ahmed oo ka hadashay Dilal nabadsugida ka gaysteen Gedo

27th February 2023 admin 0

Duniya Sheikh Ahmed Duniya Degan oo ka tirsan barlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay Dilal qorshaysan oo Ciidamada NISA ay ka geysteen gobolka gedo […]

Denimuuse

Puntland oo si kulul kaga jawaabtay Eedeyn kaga timid Somaliland

27th February 2023 admin 0

Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa ka jawaabtay eedeyn Culus oo kaga timid Maamulka Somaliland taasi oo ku aaddaneyd inay ku lugleedahay dagaalka magaalada laascaanood. […]

Wayeel

Galmudug oo Caabudwaaq ka daah furtay Imtixaanka shaqaaleysiinta Macalimiinta

27th February 2023 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-Uheshiinta Dowladda Galmudug Mudane Cabdi Maxmed jamac (Cabdiwayel) ayaa degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud kaga qeeyb galay daah furay […]

Xamse

Ra’iisul Wasaare Xamse oo daah furay Imtixaanka shaqaaleysiinta Saddex kun oo Macallin

27th February 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta daah furay Imtixaanka shaqaaleysiinta Saddex kun oo Macallin oo ay qaadaneyso Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha […]

xamze

Sawiro:Ra’iisul wasaare Xamse oo guddoomiyay kulan looga hadlay mashaariicda ka socota dalka

26th February 2023 admin 0

 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyey kulanka isudu-wayaasha mashaariicda kala duwan ee dalka ka socda, si loo dar-dargaliyo […]

doodisho

Sawiro:Wasiirka Amniga oo kulan la yeeshay wakiillada qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika 

26th February 2023 admin 0

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Dr Maxamed Axmed Sheekh Cali “Doodishe” ayaa kulan wadajir ah magaalada Muqdisho kula yeeshay wakiillada qaramada Midoobay iyo […]

muse

Daawo:Gudoomiyaha Golah Wakiilada Somaliland oo Muuse biixi ku eedeeyey Dagaalka Laascaanood

26th February 2023 admin 0

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa ka hadlay dagaalka u dhexeeya ciidanka degaanka ee SSC iyo ciidanka Somaliland oo ka socday magaalada Laascaanood […]

Jeesow

Beesha Gaaljecel oo Si kulul Uga Hadashay Xarig iyo Tacadiyo Dowladu kula Kacday

26th February 2023 admin 0

Xildhibaanada iyo wax garadka beesha Gaaljecel oo mid kamid ah beelaha Soomaaliyeed ayaa Muqdisho ku kulmay ayaa ka hadlay Tabasho ay ka qabaan Dowlada Federaalka […]

waayeel

Wasiirka Arimaha Gudaha Galmudug ayaa sheegay Godinlabe inay Dagmo Tahay

25th February 2023 admin 0

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Federalka iyo Dib-U-Heshiisiinta Galmudug mudane Abdi Mohamed Jamac(Cabdi Waayeel) Oo Wehlinayo Wasiir Dowlaha Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Omar […]

aqalka sare

Daawo:Aqalka sare oo maanta Akhrinta Labaad marsiiyay Hindise Sharciyeedka Cunaqabateynta Maaliyadeed ee Cayiman

25th February 2023 admin 0

Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha Aqalka sare Senator Cali Shacbaan Ibraahim oo weheliyo guddoomiye ku-xigeenka labaad Mudane Cabdullaahi Cali Xirsi (Timacadde), ayaa maanta shir guddoomiyay […]

qoorqoor

Akhriso:Qoorqoor oo magacaabay wasiirka caddaalada iyo wasiiru dowlaha Waxbarashada

25th February 2023 admin 0

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacaabay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Garsoorka iyo Wasiiro Dowlaha Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Galmudug. […]

Posts pagination

1 2 … 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes