Daawo:Iska hor imaadkii Muqdisho ka dhacay oo Sababay Khaaro Badan

dagaal

Dagaal xooggan oo mudd socday ayaa xalay ka dhacay isgooska Siinay ee  Magaaladda Muqdisho.

Dagaalka ayaa u dhaxeeyay ciidamo isugu jiray nabad sugid iyo booliis oo ku sugnaa bar-koontarool iyo ciidamo la socday guddoomiyaha degmada Yaqshiid

Daagalka ayaa sababay Khaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawc iyo khasaaro soo gaaray gadiidka dadwaynaha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.