Galmudug oo Caabudwaaq ka daah furtay Imtixaanka shaqaaleysiinta Macalimiinta

Wayeel

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-Uheshiinta Dowladda Galmudug Mudane Cabdi Maxmed jamac (Cabdiwayel) ayaa degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud kaga qeeyb galay daah furay imtixaanka qaadashada macalimeenta Dowladda Galmudug.

Imtixaanka qaadashada Macalimiinta oo saakay ka furmay Degmooyinka Cabudwaaq, Gaalkacyo Iyo Dhuusamareb ayaa waxaa u fariistay 700 oo Macalin oo u tartamaya 400 oo boos oo Galmudug qaadanayso kuwaasi oo ka mid noqonaya shaqaalaha dowladda loona xulanayo sidii ay waxbarasho tayo leh usiin lahaayeen ubadka reer Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.