Puntland oo si kulul kaga jawaabtay Eedeyn kaga timid Somaliland

Denimuuse

Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa ka jawaabtay eedeyn Culus oo kaga timid Maamulka Somaliland taasi oo ku aaddaneyd inay ku lugleedahay dagaalka magaalada laascaanood.

Warsaxaafedeed lasoo baxay Maamul Goboleedka Punltalnd  ayaa lagu sheegya in Mowqifkeedi hore aan waxba iska badalin Eedaynta  Somaliland aysan ka duwanayn eedihii  hore, waxaana intaa ay ku dartay in Somaliland ay rabto in ay ku siyaasadayso,  kuna qariso xasuuqa ay deegaanka ka waddo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.