Daawo:Xildhibaanad Duniya Sheikh Ahmed oo ka hadashay Dilal nabadsugida ka gaysteen Gedo

duniyo

Duniya Sheikh Ahmed Duniya Degan oo ka tirsan barlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay Dilal qorshaysan oo Ciidamada NISA ay ka geysteen gobolka gedo gaar ahaan Degmooyinka Baladxaawo, Luuq iyo Doolow.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.