Daawo:Gudoomiyaha Golah Wakiilada Somaliland oo Muuse biixi ku eedeeyey Dagaalka Laascaanood

muse

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa ka hadlay dagaalka u dhexeeya ciidanka degaanka ee SSC iyo ciidanka Somaliland oo ka socday magaalada Laascaanood ee Xarunta Sool.

Guddoomiye Cabdirisaaq Khaliif ayaa u sheegay in waxa ka dhacay Laascaanood ay yihiin xasuuq ba’an oo shacabkii magaaladaas ku dhaqnaa loo adeegsaday awood xad-dhaaf ah, isla markaana ay ka muuqatay naceyb maamulka Muuse biixi u qabo Bulshada SSC.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.