Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2022

daahiramiin

Xildhiibaan Jeesow oo Sheegay Inaan Indhaha Laga Qarsan Karin qaraxii Ka dhacay Villa Rose

30th November 2022 admin 0

Xildhibaan Amiin Jeesow ayaa waxuu ka hadlay qaraxii Muqdisho ka dhacay gaar ahaan Hotelka Villa rose kaas oo Madaxtooyada Soomaaliya ku dhow, waxuuna sheegay inaan […]

raysal

Xildhibaan Raysal Qorane oo Sheegtay inay Qaldantay Sacdiyo Firinbi

30th November 2022 admin 0

Xildhibaan Rays Qorane oo kamida Xildhibaanada Dowlada federaalka Soomaaliya oo ka qayb gashay Furitaanka Labada Aqal ee Soomaaliya ayaa sheegtay “Waxaa fiicneyd in Gudoomiye Sacdiyo […]

biixi

Taliyaha Ciidanka Dhulka Generaal Biixi oo Gaaray Cadale

30th November 2022 admin 0

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS Gen. Maxamed Tahliil Biixi, ayaa maanta gaaray Degmadda Cadale ee gobolka Sh.dhexe, si loo dardar-geliyo howlgalada lagu baacsanayo argagixisada ee gobolkaasi […]

Xamze

Ra’iisalwasaaraha oo guddoomiyey shir looga hadlaayey Xasilinta deegaannada laga xoreeyey Shabaab

30th November 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shir looga hadlayay xasillinta deegaannada laga xoreeyey kooxaha Khawaarijta ah iyo sidii loo gaarsiin […]

Aadanmadoobe

Gudoomiye Aadan Madoobe oo Ka Horyimid Xeerka Sacdiyo Firibi Gadaal ka riixaysay

30th November 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka hadlay hadal lagu faafiyay Baraha Bulshada kaas oo lagu sheegay in Baarlamaanka […]

cali jeyte

Gudoomiyaha Hiiraan oo Booqday Deegaan dhawaan laga saaray Alshabaab

29th November 2022 admin 0

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte ayaa Booqday Deegaano shabaab haysteen 10 Sano ka badan kuwaas oo dhawaan laga saaray Alshabaab. Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte […]

axmedmadoobe

Aqriso:Axmed Madoobe oo magacaabis cusub sameeyey

29th November 2022 admin 0

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Magacaabay Gudoomiye ku xigeenada Degmada Kismaayo ee Maamulka iyo Maaliyada, arimaha Dowlada Hoose iyo Gudoomiye ku xigeenka arimaha […]

Dil Wadareed ka dhacay Warsheekh iyo hadalkii xasan Sheekh oo beenoobay

29th November 2022 admin 0

Wararka aan ka Imaanaya deegaanka xaluule oo hoostaga degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in maleeshiyaad hubeysan ay xalay deegaankaas ku dileen dad […]

xasansheekh

Daawo:Xasan Sheekh Aduunka waydiistay maalgalin halka Madaxtooyada ay Xabad ka socoto

28th November 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay shirweynaha caalamiga ah ee maalgashiga Soomaaliya ayaa xusay in dalkeenna ay ka jirto fursado maalgashi […]

boliis

Booliiska Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay Khasaarihii ka dhashay hotel Villa Rays

28th November 2022 admin 0

Taliska Ciidanka boliiska Soomaliyeed ayaa sheegtay in la soo afjaray weerarka Hotel Villa Rays ee magaalada Muqdisho oo shalay gelinkii dambe ay weerareen Alshabaab. Afhayeenka […]

tiyaatarka

Waxaa La Joojiyey Xaflad lagu qaban lahaa Tiyaatarka Muqdisho Amniga Awgiis

28th November 2022 admin 0

Waxaa la joojiyay Xaflada qalinjabin ah oo ka socatay Tiyaatarka qaranka halkaasi oo wax ka yar hal kiilo mitir ujirta Hotelka villa Rose oo ay […]

qarax

Dhawaqa Rasaas iyo Qaraxyo ayaa Weli laga Maqlayaa Gudaha hoteelka Villa Rose

28th November 2022 admin 0

Kooxda Argagixisada Shabaab ayaa wali waxay ka dagaalamayaan gudaha hoteelka Villa Rose oo u dhaw Madaxtooyada Soomaaliya. Goobtabuu ku yaalo hoteelkaan ayaa ax meel aan […]

lugadheere

Lugadheere ayaa ka qayb galay shirka wadatashiga maamul daadajinta iyo degmooyinka

27th November 2022 admin 0

Madaxweyne Ku-xigeenka labaad ee Jubbaland mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa maanta magaalada Kismaayo kaga qayb galay shirka wadatashiga guddi Wasaaradeedka maamul daadajinta iyo degmooyinka ee […]

balanbal

Degmada Balanbal oo Lagu qabtay Xaflad lagu daahfurayay Xarunta Shirarka ee Degmadaas

27th November 2022 admin 0

Xaflad lagu daahfurayay xaruunta dawladda hoose ee degmada Balanballe oo dayac tir balaaran oo isku tashi bulsha lagu dhisay ayaa Xalay kagu qabtay hoolka degmada. […]

shaacir

Abwaan Shaacir Oo Fidnada Sacdiyo Firinbi uga digay Golaha Shacabka Iyo Madaxweyne Xassan sheekh

27th November 2022 admin 0

Abwaan Yuusuf Shaacir oo warbaahinta kula hadlay hargaysa ayaa fariin u diray Golaha Shacabka Somaliya Iyo Madaxweyne Xassan sheekh isagoo ugu baaqay in laga hortago […]

Posts pagination

1 2 … 9 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes