Gudoomiye Aadan Madoobe oo Ka Horyimid Xeerka Sacdiyo Firibi Gadaal ka riixaysay

Aadanmadoobe

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka hadlay hadal lagu faafiyay Baraha Bulshada kaas oo lagu sheegay in Baarlamaanka uu ansixin doono shuruuc ka soo horjeeda Diinta iyo dhaqanka Soomaaliyeed.

Guddoomiye Aadan Madoobe oo ka hadlay furitaanka kulanka wadajirka labada Aqal ee BFS kaas oo looga hadlayay Miisaaniyadda Dowladda ee 2023 ayaa sheegay in Baarlamaanka uusan marnaba qaban doonin kulan looga hadlaya wax ka hor imaanaya Diinta, Dastuurka iyo Shuruurcda Dalka u degsan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.