Gudoomiyaha Hiiraan oo Booqday Deegaan dhawaan laga saaray Alshabaab

cali jeyte

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte ayaa Booqday Deegaano shabaab haysteen 10 Sano ka badan kuwaas oo dhawaan laga saaray Alshabaab.

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa booqday Deegaanka moore ari oo shabaabka dhawaan laga saaray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.