Xildhibaan Raysal Qorane oo Sheegtay inay Qaldantay Sacdiyo Firinbi

raysal

Xildhibaan Rays Qorane oo kamida Xildhibaanada Dowlada federaalka Soomaaliya oo ka qayb gashay Furitaanka Labada Aqal ee Soomaaliya ayaa sheegtay “Waxaa fiicneyd in Gudoomiye Sacdiyo ay qof kale u soo dhiibto farriinta Xeerka Jinsiga”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.