Waxaa La Joojiyey Xaflad lagu qaban lahaa Tiyaatarka Muqdisho Amniga Awgiis

tiyaatarka

Waxaa la joojiyay Xaflada qalinjabin ah oo ka socatay Tiyaatarka qaranka halkaasi oo wax ka yar hal kiilo mitir ujirta Hotelka villa Rose oo ay wali ka dagaalamayan Rag katirsan Alshabaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.