Dhawaqa Rasaas iyo Qaraxyo ayaa Weli laga Maqlayaa Gudaha hoteelka Villa Rose

qarax

Kooxda Argagixisada Shabaab ayaa wali waxay ka dagaalamayaan gudaha hoteelka Villa Rose oo u dhaw Madaxtooyada Soomaaliya.

Goobtabuu ku yaalo hoteelkaan ayaa ax meel aan shacabka iyo askartu si fudud ku gali karin waxaana yaala kontaroolo ay ku sugan yihiin ciidamada dowlada kuwaas oo aan si fudud looga gudbi karin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.