Booliiska Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay Khasaarihii ka dhashay hotel Villa Rays

boliis

Taliska Ciidanka boliiska Soomaliyeed ayaa sheegtay in la soo afjaray weerarka Hotel Villa Rays ee magaalada Muqdisho oo shalay gelinkii dambe ay weerareen Alshabaab.

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya Sidiiq Aadan ayaa sheegay in weerarkaasi ay ku dhinteen ugu yaraan siddeed qof oo hal uu askari yahay isla markaana ay lix ahaayeen Alshabaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.