Degmada Balanbal oo Lagu qabtay Xaflad lagu daahfurayay Xarunta Shirarka ee Degmadaas

balanbal

Xaflad lagu daahfurayay xaruunta dawladda hoose ee degmada Balanballe oo dayac tir balaaran oo isku tashi bulsha lagu dhisay ayaa Xalay kagu qabtay hoolka degmada.

Gudoomiyaha degmada Balanballe Cabdicisiis Xaashi Cali, xubno ka tirsan golaha deeganka degmada Balanballe iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa ka qayb Galay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.