Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2022

Musaveni

Dhageyso:Uganda dad Ugu Dhinteen Cudurka Ebola iyo Somaaliya oo halis ugu jirta Cudurkaas

20th September 2022 admin 0

Ugu yaraan hal qof ayaa cudurka Ebola ugu geeriyooday bartamaha Uganda, xilli dalkaas uu ka dillaacay nooca xanuunkaas ee loo yaqaan Sudan strain. Wasiirka caafimaadka […]

isbitaal

Daawo:Isbitaalka Shaafi oo lagu Soo kordhiyey Qeybta Kiliya dhaqista

20th September 2022 admin 0

Isbitaalka shaafi ee Magaalada Muqdisho ayaa daahfuray qeyb cusub oo ah qeybta Kiliya dhaqista taas oo bulshada Soomaaliyeed baahi badan u qabtay.

laftagareen

Madaxwayne Laftagareen oo Ka Tacsiyeey Geeridii Xildhibaan Boorow

20th September 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeed ee uu ka […]

murursade

Beesha Murusade oo Kamid Noqotay Beelaha loo qaybinayo hubka Si ay ula dagaalamaan Shabaab

19th September 2022 admin 0

Shir Muqdisho uga Furmay Beesha Murursade oo uu Shir gudoominaayey Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka ee XFS Xasan Macalin Maxamuud ayaa looga hadlay xoreynta deegaanada ku […]

fiqi

Wasiir Fiqi oo Kulan Wadatashi La Yeeshay Qaar kamida Odoyaasha Dhaqanka ee Galmudug

19th September 2022 admin 0

Wasiirka arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta kulan wadatashi ah waxaa uu la yeeshay odeyaasha dhaqanka ee Galmudug […]

dagaal

Ciidamada Xooga Dalka ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Shabaab ka sameeyay Shabeelaha Hoose

19th September 2022 admin 0

Ciidanka Xoogga, gaar ahaan ururka 7-aad, guutada 18-aad ee Kumaandooska Gorgor ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Maleeshiyaadka Argagixisada AlShabaab ka sameeyay tuulooyinka “Nuunaay, […]

imaarad

Diyaarado Sida Shixnado gar-gaar ah oo loo dirtay Magaalooyinka Cadaado iyo Ceel-Barde

19th September 2022 admin 0

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta diyaarado sida shixnado gar-gaar ah oo ka yimid dalka imaaradka carabta u dirtay Magaalooyinka Cadaado iyo Ceel-Barde oo ka kala tirsan […]

sayid

Daawo:Maxamuud Sayid ayaa Kismaayo kulan Sagootin iyo Soo Dhawayn ah u sameeyay ATMIS

18th September 2022 admin 0

Madaxweyne kuxigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid ayaa kulan sagootin iyo soo dhawayn ah u sameeyay saraakiil ciidamada ATMIS katirsan oo la isku badalay.

Qoorqoor

Qoorqoor oo Daahfuray Shir Lagu heshiisiinaayo Beelaha Galmudug

18th September 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa daah furay Shirwaynaha Guud ee Dib -U-Heshiisiinta Reer Galmudug, kaas oo maanta ka dhacay magaalada Dhuusamarreeb ee […]

muuse

Muuse Biixi oo Madaxwayne Xasan Ku Tilmaamay Munaafaq Laba Wajiile ah

18th September 2022 admin 0

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa Jawaab Kulul Ka bixiyey hadallo Kasoo Yeeray Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh kaas oo ahaa inuusan aqoonsanyn Maamulka Somaliland.

xasanshekkh

Daawo:Madaxwayne Xasan oo Safar Maalin ah ku Yimid Dalka Ingiriiska

18th September 2022 admin 0

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maalmihii dambe ku sugnaa dalka Maraykanka ayaa Safar gaaban ku yimid Magaalda London ee Boqortooyada Ingiriiska. Safarka Gaaban ee Madaxwayne xasan […]

abaar

Daawo:Dad kasoo Barakacay Abaaraha ayaa Soo Gaaray Gobolka Gedo

18th September 2022 admin 0

Xaalada abaareed ee ka jirta qeybo ka mid ah dalka ayaa kasii dareysa, waxaana degmada Doolow soo gaaray dad ka yimid xuduuda u dhaxaysa Bakool […]

Shabaab oo Gubay Guryo Shacab oo Ku yaala Deegano Ka Tirsan Hiiraan

18th September 2022 admin 0

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in argagaxisada ay gubeen guryo dad shacab ah deganayeen oo ku yaala deegaanka Ceel-Jiqoow oo u dhaw degmada […]

somaliland

Madaxwayne Xasan Sheekh oo Shaaciyey Inuusan Ogalayn Gooni isu Taaga Somaliland

17th September 2022 admin 0

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamud ayaa gobolka Virginia ee duleedka magaalada Washington xalay kula kulmay jaaliyadda Soomaalida ee Washington iyo agagaaraheeda, iyo xubno ka socday […]

Daawo:Ceebaha ku Xeeran Safarka Madaxweyne Xassan Sheekh

17th September 2022 admin 0

Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa Safaro ka badan Toban waxuu ugu baxay dalka dibadiisa kuwaas oo aanan dalka iyo dadka waxba usoo kordhin, Safirkii ugu […]

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 10 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes