Daawo:Ceebaha ku Xeeran Safarka Madaxweyne Xassan Sheekh

Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa Safaro ka badan Toban waxuu ugu baxay dalka dibadiisa kuwaas oo aanan dalka iyo dadka waxba usoo kordhin, Safirkii ugu dambeeyey ee Madaxwayne Xasan ku tagay Maraykanka ayaa shacabka Soomaliyeed dhaliileen.

Madaxwayne Xasan oo waftiga la socda ay noqdeen dhamaantood beeshiisa ayaa si hoosaysa loogu soo dhaweeyey dalka Maraykanka, Madaxwayne Xasan oo la Kulmay Haya’ada Lacagta aduunka, Wasaaarada Gaashaandhiga ayaana wadan wasiiradii maaliyada iyo wasiiradii Difaaca Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.