Daawo:Madaxwayne Xasan oo Safar Maalin ah ku Yimid Dalka Ingiriiska

xasanshekkh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maalmihii dambe ku sugnaa dalka Maraykanka ayaa Safar gaaban ku yimid Magaalda London ee Boqortooyada Ingiriiska.

Safarka Gaaban ee Madaxwayne xasan Sheekh London ku yimid ayaa la xariirta sidii uu uga qayb gali lahaa aaska Boqorada Ingiriiska oo Maalinta Isniinta ah oo bishu tahay 19/09/2022 la aasi doono.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.