Diyaarado Sida Shixnado gar-gaar ah oo loo dirtay Magaalooyinka Cadaado iyo Ceel-Barde

imaarad

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta diyaarado sida shixnado gar-gaar ah oo ka yimid dalka imaaradka carabta u dirtay Magaalooyinka Cadaado iyo Ceel-Barde oo ka kala tirsan maamul goboleedyada Galmudug iyo Koonfurgalbeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.