Beesha Murusade oo Kamid Noqotay Beelaha loo qaybinayo hubka Si ay ula dagaalamaan Shabaab

murursade

Shir Muqdisho uga Furmay Beesha Murursade oo uu Shir gudoominaayey Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka ee XFS Xasan Macalin Maxamuud ayaa looga hadlay xoreynta deegaanada ku haray gacanta argagaxisada Al-Shabaab.

Kulanka waxaa goobjoog ka ahaa xildhibaano ay ka mid yihiin Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow, Faa’isa Jeyte, Cadar Cali Maxamed, Xuseen Maxamed Nuur, Taliyaha hoggaanka canshuuraha booliska Jeneraal Cabdullaahi Bariise, taliyihii hore ee NISA, Jeneraal Cabdullaahi Caafow Maxamuud iyo saraakii kale.

Beesha Murursade ayaa isku raacday inay ka mid noqdaan Beelaha dowlada Soomaaliyeed u qaybinayso hubka iyo sanaada si ula dagaalmaan Argagixisada Shabaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.