Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2022

laftagareen

Madaxwayne Laftagareen oo Muqdisho ku Qaabilay Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir

30th April 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Guddomiyaha Xisbiga Wadajir ahna […]

raysal

Daawo:Xildhibaan Raysal oo Sheegtay Ergada Ceelwaaq Waa Argagixiso Lugo Jeexjeexan

30th April 2022 admin 0

Xildhibaan Reysal Qorane Abshir oo kamida Xildhibaanda golaha Shacabka Soomaaliyeed oo ka hadlasay Xildhibaanadii Ceelwaaq lagu doortay ayaa waxay ku tilmaantay Ergadii timid ceelwaaq inay […]

odawaa

Daawo:Generaal Odawaa oo gaaray Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool

30th April 2022 admin 0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Generaal Odowaa Yuusuf Raage iyo wafdi lasocda ayaa gaaray magaalada Xuddur ee gobolka Bakool,

farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo Kulan La qaatay Gudoomiye Aadan Madoobe

30th April 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan soo dhoweyn ah kula qaatay guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya […]

Aadanmadoobe

Sheekh Aadam Madoobe oo Sheegay inuu Wax ka Qabanayo Buuqa ka jira Xildhibanada Gedo

30th April 2022 admin 0

Guddomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Sheekh Aadan Madoobe ayaa maanta kulankiisa ugu horeeyey shir guddomiyey, waxaana uu xilka kala wareegay Guddomiyihii […]

barlaman

Barlamaanka oo kulan yeelanaya iyo Gudoomiye Aadan Madoobe oo Bari Xilka La wareegaya

29th April 2022 admin 0

Fariin caawa loo diray Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, ayaa waxaa lagu yiri berri oo Sabti ah xarunta Villa Hargeysa ka furmaya kulanka golaha […]

Jubbaland

Guuldarada Jubbaland Maanta Ma ayan Bilaabin W/Q Dr Yuusuf Ducaale

29th April 2022 admin 2

Laga soo bilaabo maalintii calanka maamulka Jubaland aynu ka taagney barxadda weyn Jaamacada Kismaayo-(eeg sawirada hoos ku lifaaqan) iyo maanta oo aay 10 jirsatey. Axmed […]

karaash

Daawo:Madaxwayne Karaash oo Si Diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada Boosaaso

29th April 2022 admin 0

Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta safar shaqo ku tagay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, Waxaa magaalada bannaankeeda si diiran […]

waayeel

Daawo:Wasiirka Arimaha Gudaha Galmudug oo Kulan Afura la qaatay Maamulka Caabudwaaq iyo Xildhibaano

29th April 2022 admin 0

Wasiirka Wasarada Arimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-uheshisiinta Cabdi Maxmed jamac ( Cabdi wayeel ) Ayaa kulan afur ah oo looga hadlayay Xalada Amni iyo Dib-uheshisiined […]

Sacdiyo

Sacdiyo Firinbi oo Diiday Raali Galintii Xasan Shiikh

29th April 2022 admin 0

Madaxwaynihii hore Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ku booqday hoyga ay ka dagan tahay Magaalada Muqdisho Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacbka Sacdiyo Yaasiin Xaaji […]

beesha

Beesha Caalamka oo Ka hadashay Doorashadii Barlamaankanee lasoo Gabagabeeyey

29th April 2022 admin 0

Saaxiibada Soomaaliya ee caalamka waxay soo dhoweynayaan doorashooyinkii guusha kusoo idlaaday ee loogu tartamayey jagooyinka guddoonka Aqalka Sare ee 26kii Abriil 2022 iyo Golaha Shacabka […]

Axmedmadoobe

Guuldarada Jubbaland ku Dhacday Waxaa ka Masuuli ah Axmed Madoobe

28th April 2022 admin 2

Doorashadii Gudoonka Labada aqal ee Soomaaliya waxaa u tartamay Xildhibaano kasoo kala jeeda Maamul goboleedyada Soomaaliya kuwaas oo doonayey inay Xubno ka helaan labada Aqal […]

sacdiyo

Madaxwayne Farmaajo oo u hambalyeeyey Gudoomiye Kuxigeenada Golaha Shacabka

28th April 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Guddoomiye Ku-xigeennada Cusub ee Golaha Shacabka Soomaaliya kuwaas oo Doorashadooda ka dhacday Muqdisho. […]

balanbal

Gudiga Dhismaha Garoonka Diyaradaha oo ku baaqay in laga Qayb qaato Dhismaha Garoonka

28th April 2022 admin 1

Gudddiga dhismaha garoonka Diyaaradaha Degmadda Balanballe iyo Maamulka Degmada oo maanta booqasho ku tagay garoonka Diyaaradaha ayaa sheegay ciida markii laga Baxo bilaabi doonan wajigii […]

karaash

Madaxwayne Karaash oo Lagu Soo dhaweeyey Magaalada Qardho

28th April 2022 admin 0

Madaxwaynaha Ku meel gaarka ah ee Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo lagu soo dhaweeyey Magaalada Qardho ayaa yiri “ Qardho waa hal madi ah, […]

Posts pagination

1 2 … 12 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes