Madaxwayne Farmaajo oo u hambalyeeyey Gudoomiye Kuxigeenada Golaha Shacabka

sacdiyo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Guddoomiye Ku-xigeennada Cusub ee Golaha Shacabka Soomaaliya kuwaas oo Doorashadooda ka dhacday Muqdisho.

Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ayaa loo doortay Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, Madaxwayne farmaajo ayaa Alle uga baryey in uu u fududeeyo mas’uuliyadda loo doortay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.