Gudiga Dhismaha Garoonka Diyaradaha oo ku baaqay in laga Qayb qaato Dhismaha Garoonka

balanbal

Gudddiga dhismaha garoonka Diyaaradaha Degmadda Balanballe iyo Maamulka Degmada oo maanta booqasho ku tagay garoonka Diyaaradaha ayaa sheegay ciida markii laga Baxo bilaabi doonan wajigii ugu danbeeyey oo garoonka lagu saarayo jayga, waxayna Buslahada ugu baaqeen in laga qayb qaato Dhismaha Garoonka Diyaradaha.

1 Comment

  1. Farmaajo muxuu u dhisi waayay.
    Bal muxuu u qabtay reer Gedo oo aan ahayn eed, maxaa reer Gedo dusha ka saaray wadaniyad aan dadkii kale rabin, maxaa dhulkooda u iimaansan waayeen.
    Siyaasad sumo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.