Daawo:Wasiirka Arimaha Gudaha Galmudug oo Kulan Afura la qaatay Maamulka Caabudwaaq iyo Xildhibaano

waayeel

Wasiirka Wasarada Arimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-uheshisiinta Cabdi Maxmed jamac ( Cabdi wayeel ) Ayaa kulan afur ah oo looga hadlayay Xalada Amni iyo Dib-uheshisiined ee Dagmada Caabudwaaq ayaa habaynimadii Xalay aheyd la Yeeshay Xubno kamida Mamulka Dagmada, Sarakiisha Ciidanka, Ganacsato, iyo haldoor kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.