Sacdiyo Firinbi oo Diiday Raali Galintii Xasan Shiikh

Sacdiyo

Madaxwaynihii hore Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ku booqday hoyga ay ka dagan tahay Magaalada Muqdisho Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacbka Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar “Sacdiyo Firinbi”.

Ujeedka Xasan Shiiq Maxamuud ugu tagay Gudoomiye Sacdiyo Firinbi ayaa ahaa inuu ka raali galiyo qaabkii ay ula dhaqmeen taageerayaashiisa kadib markii ay siin waayeen Codadka doorshada iyagoo taageeray Musharaxii ay wateen Deni iyo Axmed madoobe ee ahaa Maxamed Cumar “Caananuug” kaas oo looga adkaaday Doorshada.

Gudoomiye kuxigeenka kowaadbee Golaha Shacabka Sacdiyo Yaasiin ayaa qoraal.ay soo dhigtay barteeda Facebook waxay ku sheegtay sidaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.