Barlamaanka oo kulan yeelanaya iyo Gudoomiye Aadan Madoobe oo Bari Xilka La wareegaya

barlamaan

Fariin caawa loo diray Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, ayaa waxaa lagu yiri berri oo Sabti ah xarunta Villa Hargeysa ka furmaya kulanka golaha Shacabka

Ajendaha kulanka ayaa seddax qodob oo kala ah:

1 – Hadal jeedinta Cabdisalaan Axmed Dhabancad oo ahaa Gudoomiyihii KMG ee Golaha Shacabka.

2 – Hadal jeedinta iyo xil-wareejinta Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ahaa Gudoomiyihii Golaha Shacabka ee Baarlamaankii 10-aad.

3 – Hadal jeedinta Sheekh Aadan Madoobe Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.