Sheekh Aadam Madoobe oo Sheegay inuu Wax ka Qabanayo Buuqa ka jira Xildhibanada Gedo

Aadanmadoobe

Guddomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Sheekh Aadan Madoobe ayaa maanta kulankiisa ugu horeeyey shir guddomiyey, waxaana uu xilka kala wareegay Guddomiyihii hore Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.

Sheekh Aadan Madoobe ayaa sheegay in uusan koox gaar ah aheyn, isla markaana ay matelayaa Baarlamaanka, oo wixii qalalaad ah ay jira la sixci doono gaarvahaan Xildhibaanada Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.