Madaxwayne Laftagareen oo Muqdisho ku Qaabilay Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir

laftagareen

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Guddomiyaha Xisbiga Wadajir ahna Xildhibaan ka tirsan golaha Shacabka Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.

Madaxwayne Laftagareen iyo Cabdiraxmaan cabdishakuur ayaa iska Xog-waraysteen Xaalada Dalka iyo Dhamaystirka Arimaha Doorashada, Kulankaas waxaa sido kale qeyb ka ahaa Xildhibaano ka tirsan labada aqal Baarlamaanka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.