Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2022

Rooble

Daawo:Rooble iyo Waftigiisii oo Balanqaad been ah kala Soo kulmay Imaaradka

31st January 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Dubai kula kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Isutagga Imaaraadka Carabta ahna Ra’iisul Wasaaraha dalkaas Mudane Maxamed Bin […]

wasiir

Wasiirkii Duraan oo Deni ka hor Istaagay inuu isu sharaxo Xildhibaan ayaa Gaaray Goldogob

31st January 2022 admin 0

Wasiirka Gadiidka iyo Duulista Hawada ee dowlada federaalka ah ee Soomaaliya Duraan Axmed Faarax ayaa maanta lagu soo dhaweeyey Magaalada Galdogob, waxaana soo dhaweyntii kasoo qayb galay […]

Dhuumaal

Wasiirka Amniga Jubbaland oo La wareegay Qalab la isaga difaaco walxa qarxa

31st January 2022 admin 0

Wasaaradda Amniga Gudaha Jubbaland Jeneraal Yuusuf Xuseen Cismaan “Dhuumaal” ayaa hay’ada qaramada midoobay u qaabilsan qaraxyada kala wareegtay agab loogu tala galey in la isaga […]

khadiijo

Wasiir Khadiijo Diiriye oo Mar Kale La Doortay ayaa U mahadcelisay Madaxwaynaha Hirshabeelle

31st January 2022 admin 0

 Wasiirka gargaarka iyo maareenta masiibooyinka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye ayaa ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahay Hop#097 ee golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya oo […]

hirshabeele

Xildhibaankii Ugu Horreeyay ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa lagu Doortay Hirshabeelle

31st January 2022 admin 0

Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamul Goboleedka Hirshabeelle ka socota doorashada Golaha sahcabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Yusuf Ibrahim Afrah (Yuusuf Kabaale) ayaa noqday Xildhibaankii ugu […]

laftagareen

Madaxweyne Lafta-Gareen oo isbadal ku Sameeyey wasiirada Koonfurgalbeed Soomaaliya

31st January 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya  Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen ) ayaa magacaabay qaar ka mid ah xubno cusub ee Golaha Wasiiradda Maamulkaasi. Lafta-gareen ayaa […]

rooble

Daawo:Qaabkii Bahdilka ahaa ee Rooble loogu soo dhaweeyey Abu Dhabi

30th January 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Xilgaarsiinta Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, halkaas oo […]

cwboliis

Daawo:Boliiskii Caabudwaaq oo Shaqo Joojin sameeyey kadib markii Mushaarkii laga Jartay

30th January 2022 admin 0

Ciidamo Boliis ah oo mushaarkii laga jartay ayaa joojiyay Shaqadii kasocotay Taliska booliska Dagmada Caabudwaaq iyo Maxkamada Dagmada kadib markii ay sameeyeen gadood, waxayna Baaq […]

lafatagareen

Madaxwaynaha Koonfurgalbeed oo ka Tacsiyeeyey Geerida Wasiir Abba Awow

30th January 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka […]

masjid

Fadlan Ka qayb Qaata Dhismaha Masjidka Sheekh Aadan Dheere ee Degmada Kaaraan

30th January 2022 admin 0

Qaar ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa ka codsaday Bulshada Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan dhismaha Masjidka Sheikh Aadan Dheere oo ku yaala Degmada […]

koonfur

Daawo:Xildhibaanadii Ugu Dambeeyay oo Maanta Baydhabo Lagu Doortay

30th January 2022 admin 0

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Maanta oo Axad ah waxaa ka dhacday doorashada kuraas ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka kuwaasi oo ay deegaan doorashadoodu […]

Rooble

Rooble oo u Dhoofay Dalka Imaaradka Carabta

30th January 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, isagoo kulammo lagu xoojinayo xiriirka iyo iskaashiga […]

boliis

Taliska Booliska oo Amar Kusoo Rogay Ganacsatada Bakaaraha ee Fuliya Amarka Al-Shabaab

29th January 2022 admin 0

Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgalo ka sameeyay gudaha Suuqa Bakaaraha iyagoo goobo dheeraad ah ka furtay Gudaha suuqa bakaaraha. Afhayeenka Ciidanka Booliska Cabdifitaax […]

rooble

Sawiro:Rooble iyo Odayaasha Banaadiriga oo kawada Hadlay Arimaha doorashada

29th January 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa Odayaasha Dhaqanka iyo Guddiga Doorashada beelaha Banaadiriga la yeeshay kulan ku saabsan hufnaanta doorashada kuraasta Banaadiriga. Kulanka waxaa goobjoog […]

cali jeyte

Daawo:Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan Rooble ku eedeeyey inuu u Kala eexday Hirshabeele iyo galmudug

29th January 2022 admin 0

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali jeyte Cismaan oo Shir’jiraaid ku qabtay Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baladweyne ayaa Si kulul ugu jawaabay Siyaasin Kasoo horjeestay Ciidamadii Baladweyne Laga […]

Posts pagination

1 2 … 12 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes