Wasiirkii Duraan oo Deni ka hor Istaagay inuu isu sharaxo Xildhibaan ayaa Gaaray Goldogob

wasiir

Wasiirka Gadiidka iyo Duulista Hawada ee dowlada federaalka ah ee Soomaaliya Duraan Axmed Faarax ayaa maanta lagu soo dhaweeyey Magaalada Galdogob, waxaana soo dhaweyntii kasoo qayb galay Maamulka iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.