Xildhibaankii Ugu Horreeyay ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa lagu Doortay Hirshabeelle

hirshabeele

Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamul Goboleedka Hirshabeelle ka socota doorashada Golaha sahcabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Yusuf Ibrahim Afrah (Yuusuf Kabaale) ayaa noqday Xildhibaankii ugu horeeyey ee lagu doorto Magaalada Jowhar.

Waxaa kaloo la filayaa in maanta Jowhar lagu doorto Shan xildhibaan oo kale kuwaas kamid ah xildhibaanadii ugu horeeyey ee lagu dooeto Hirshabeelle.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.