Madaxweyne Lafta-Gareen oo isbadal ku Sameeyey wasiirada Koonfurgalbeed Soomaaliya

laftagareen

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya  Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen ) ayaa magacaabay qaar ka mid ah xubno cusub ee Golaha Wasiiradda Maamulkaasi.

Lafta-gareen ayaa xilka qaadis ku sameeyay qaar ka mid ah Golaha Wasiirada, sidoo kalena waxaa uu magacaabay Wasiiro cusub oo beddalaya xubnihii xilalka laga qaaday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.