Wasiir Khadiijo Diiriye oo Mar Kale La Doortay ayaa U mahadcelisay Madaxwaynaha Hirshabeelle

khadiijo

 Wasiirka gargaarka iyo maareenta masiibooyinka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye ayaa ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahay Hop#097 ee golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya oo doorashadiisu lagu qabtay magaalada Jowhar.

Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa Madaxwaynaha iyo maamulka Hirshabeele uga Mahadcelisay Hufnaanta Doorashada ka dhacday Jowhar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.