Daawo:Xildhibaanadii Ugu Dambeeyay oo Maanta Baydhabo Lagu Doortay

koonfur

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Maanta oo Axad ah waxaa ka dhacday doorashada kuraas ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka kuwaasi oo ay deegaan doorashadoodu tahay Koonfur Galbeed.

Xildhibaanadii Maanta Baydhabo lagu doortay ayaa kala ah.

Cabduqaadir Shekh Cali (Baraka) ayaa ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop-177

Maxamed Cabdi Maxamed ayaa ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop-188

Cabdirashiid Maxamed  Nuur (Jilay) ayaa ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop-175

Maxmed Barre Maxmuud ayaa ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop-159

Cabdiraxmaan Maxamed Isaaq ayaa ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop-185

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.