Daawo:Qaabkii Bahdilka ahaa ee Rooble loogu soo dhaweeyey Abu Dhabi

rooble

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Xilgaarsiinta Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, halkaas oo Si Maqaamkeeda uu hooseeyo loogu soo dhaweeyey iayadoo laga dhawray Calanka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.