Daawo:Boliiskii Caabudwaaq oo Shaqo Joojin sameeyey kadib markii Mushaarkii laga Jartay

cwboliis

Ciidamo Boliis ah oo mushaarkii laga jartay ayaa joojiyay Shaqadii kasocotay Taliska booliska Dagmada Caabudwaaq iyo Maxkamada Dagmada kadib markii ay sameeyeen gadood, waxayna Baaq u direen Taliska Boliiska Soomaaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.