Daawo:Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan Rooble ku eedeeyey inuu u Kala eexday Hirshabeele iyo galmudug

cali jeyte

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali jeyte Cismaan oo Shir’jiraaid ku qabtay Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baladweyne ayaa Si kulul ugu jawaabay Siyaasin Kasoo horjeestay Ciidamadii Baladweyne Laga dajiyay.

Guddoomiye Cali Jeyte oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay in Ciidanka Haramcad ee dowladda geeysay Baladweyne ay yihiin Ciidan qaran oo magaaladaas u la dagaalanka Al-shabaab, isla markaana aysan Ciidanka aheyn kuwo dano laga leeyahay.

Cali Jeyte ayaa sheegay Rooble waxuu kasoo jeedaa Galmudug Maalin kasto Ciidamo ayey Dowladda ka dajisaa, Maalina Golaha Wasiirdda ma fariisin Laakiin Baladweyne waxuu Wasiirdda u shiriyay oo Ciidanka ah Laga Celiyo u dhahayo magarayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.