Abiy Axmed oo Lagu soo dhaweeyey Dalka Imaaradka Carabta

Abiy

Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Axmed iyo wafti uu hogaaminayo ayaa safar shaqo ku tagay Magaalada Abu Dhabi ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta.

Ra’iisul Wasaarahe Abiy Axmed ayaa la kulmay amiirka Abu dhabi Sheikh Mohamed Bin Zayed Al Nahyan iyaga oo ka wada hadley arrimo muhiim ah khuseeyana labada dal.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.