Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2021

laftagareen

Daawo:Madaxwaynaha Koonfurgalbeed oo si diiran loogu soo dhaweeyey Kismaayo

15th December 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Kismaanyo ee Caasimada ku-meel gaarka ah ee […]

farmaajo

Masawiro:Madaxwayne Farmaajo oo Warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha Dalalka Masar Iyo Norway

15th December 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka Masar iyo Norwey ay u soo magacaabeen […]

ceeldheere

Alshabaab oo Burburiyey Goobo Mahiim ah oo ku yaala Ceeldheere ee gobolka Galgaduud

15th December 2021 admin 0

Kooxda argagixisada Al-Shabaab ayaa xalay burburiyay xarumo mahiim ah oo ku yaala Deegaanka Ceeldheere ee Gobolka Galgaduud waxaana hakaday isu socodka gadiidka iyo shacabka isaga […]

calan

Maxaad Kala Socotaa Hagalkii Soomaalida ee Gumaysi Diidka ahaa 1862-1920 Qaybta 3aad

15th December 2021 admin 0

SAYIDKU markuu qiimeeyay  xaaladii degaankuu yiilay wuxuu waraaq uqoray boqor cusmaan , ergana wuu usii dhiibay waraaqdii, dhowr todobaad kadib ayay ergadii soo noqotay iyagoo boqorkii xaanshi kasida oo […]

yasiin

Doorashadii Xildhibaan Yasiin Faray oo La sheegay inay waafaqsantahay nidaamka doorashadda

15th December 2021 admin 0

Guddiga Xalinta khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya ayaa shaaciyey in wado waafaqsan nidaamka doorashadda loo maray doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP067 ee uu horayna ugu soo baxay […]

gadiidciidan

Sawiro:Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka oo la wareegay Agab loogu tala galay qeybta 27-aad

15th December 2021 admin 0

Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya Generaal Odowaa Yuusuf Raage iyo sarakiil u hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Wafdiga Taliyaha ayaa […]

rooble

Mareykanka oo Madaxda Maamul Goboleedyada ka dalbaday Bilaabista Doorashada

15th December 2021 admin 0

Qoraal kasoo baxay Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa Madaxda maamul Goboleedyada sida Jubbaland, Puntland, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Galmudug loogu booriyey inay ka foggaadaan dib […]

Qaybdiid

Doorashadii Senator Qaybdiid ayaa laga Tageeray Dalka Maraykanka

15th December 2021 admin 0

Xaflad lagu taageerayo doorashada Senator Cabdi Xassan Cawaale ‘Qeybdiid” ayaa lagu qabtay magaalada Minneapolis Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka. .

cumar

Daawo:Maamulka Banaadir oo bur buriyay dhismooyin sharci darro

15th December 2021 admin 0

Dowladda Hoose ee Xamar ayaa howlgal lagu burburinayay dhismooyinka sharci darada ah ee laga dhisay hareeraha waddooyinka ka fulisay caawa Degmada Kaaran, iyadoo howlgalkaasi uu […]

calan

Maxaad Kala Socotaa Hagalkii Soomaalida ee Gumaysi Diidka ahaa 1862-1920 Qaybta 2aad

14th December 2021 admin 0

BISHII OKTOOBER 1899 ayaa waxaa laogaaday in garaadku kacodsaday boqor cusmaan inuu joojiyo taageerada uu siinayo wadaadka, kadibna markii xal looheli waayay garaadka waxaa goaan lagu […]

wasiir

Wasiirkii arimaha dibada ee Xilka laga qaaday oo Puntland Xildhibaan u doontay

14th December 2021 admin 0

Wasiirkii hore ee Arimaha dibada Somaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo kamida musharaxiinta Barlamaanka Aqalka hoose ee Soomaaliya ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Gaalkacyo, waxaana […]

rooble

Sawiro:Rooble oo Jabuuti u tagay sidii uga qayb gali lahaa Madasha Heritage

14th December 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen  Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Djibouti ee caasimadda Dalka Djibouti, halkaas oo uu ku […]

guudlaawe

Daawo:Madaxwayne Guudlaawe oo shir gudoomiyey Shirka Amniga Hirshabelle

14th December 2021 admin 0

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay shirka Amniga Maamulka Hirshabeelle, kaas oo ay kasoo qeybgaleen Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe, iyo laamaha […]

muuse

Soomaliland oo Bixisay Qarashka Ku kacaya Wefti Ka Socda Dalka Maraykanka

14th December 2021 admin 0

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wefti ballaaran oo ka socda Congress-ka Mareykanka oo Somaliland Bixisay Qarasha Safarkooda […]

Doorasho

Qabashada 5 Kursi oo kamida kuraasta Banaadiriga oo La shaaciyey

14th December 2021 admin 0

Guddiga maamulka Doorashada kuraasta Banaadiriga ayaa shaaciyay qabashada shan kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka,kuwaasi oo dhawaan la guda gali doono doorashadooda. Kuraasta Tirsigoodu […]

Posts pagination

« 1 … 7 8 9 … 13 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes