Doorashadii Xildhibaan Yasiin Faray oo La sheegay inay waafaqsantahay nidaamka doorashadda

yasiin

Guddiga Xalinta khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya ayaa shaaciyey in wado waafaqsan nidaamka doorashadda loo maray doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP067 ee uu horayna ugu soo baxay Agaasimaha KMG ah ee hay’ada NISA Yaasiin Faray.

Waxaa kaloo Guddiga Xalinta Khilaafka Doorashooyinka Soomaaliya sheegeen in aysan sax ahayn dacwada laga keenay doorashada kursigaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.